
Free webinar
Entrepreneurship: From Idea to Business Growth
36 cashir oo practical ah oo ku baraya sida fikrad ganacsi loo abuuro, loo qorsheeyo, loo maamulo, loona kobciyo.
Barnaamijkan wuxuu ku barayaa safarka ganacsiga laga bilaabo fikradda ilaa kobaca. Waxaad baran doontaa: - Sida loo helo loona qiimeeyo business idea - Fahamka customer-ka iyo suuqa - Market iyo competitor analysis - Startup costs iyo pricing - Sales forecast iyo cash flow - Business planning - Marketing iyo sales - Stock iyo expense management - Shaqaalaha iyo productivity - Business growth planning Waxaad helaysaa 36 cashir, live online classes, recorded lessons, practical exercises, iyo digital business documents aad ganacsigaaga si toos ah ugu isticmaali karto.
Your presenter
Dr. Ali Yassin Sheikh Ali
Economist & Business Mentor